animoomitir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro, m.dh)
Macnaha:
- (fiis.) Qalab lagu cabbiro xawaaraha iyo jihada dabaysha iyada oo halbeeggu yahay intaas oo mayl saacaddiiba ama intaas oo mitir ilbiriqsigiiba.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

