anjiina-bektores

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Xanuun naaska bidix hoostiisa oo ku fida garabka, gacanta bidix iyo surka. Badanaa wuxuu ka yimaadaa shaqo badan oo jirku sameeyo, nasashadana waa lagu nafisaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur