anoofeles

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Kaneecada dheddig oo qaadda noolaha duumada keena, dadkuna qaniinyadeeda ayaa duumada u keena.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur