anshax-xumaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg anshax-xumow. ld anshax-xumaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

anshax-xumow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-maaday, -maatay)

Macnaha:

  1. Qof anshax-xun noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

anshax-xumaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg anshax-xun. ld anshax-xumaansho, anshaax-xumi, anshax-xumo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur