anshaxdarnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg anshaxdaran. ld anshaxdarnaansho, anshaxdarro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

anshaxdaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Qof aan anshax wacan lahayn ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

anshaxdarnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld anshaxdarnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

anshaxdarro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hab xun oo bulshada loola dhaqmo. ld anshaxdarnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur