anshaxdarrood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg anshaxdarroo.

anshaxdarroo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Ku a.: cid anshaxdarro kula kicid.