antaweerin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg antaweeri. ld antaweeris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

antaweeri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid si danteeda loo dhaafiyo in muddo ah warwareejin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

antaweeris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld antaweerin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur