aqalgelin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld aroosin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aroosin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aroosi. ld aqalgelin, aroosgelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur