abqoQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Miro dhuuban, galoolan, dhexda iniino ku leh, quracu bixiyo oo xooluhu cunaan; dhameel. ld aqbo, qabco.