aqoonbaaris

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cilmibaaris.

Lamidka: Cilmibaaris

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cilmibaaris

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Raadinta xaqiiqo la xiriirta cilmi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur