aqoonli'i

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld aqoonla'aan.

aqoonla'aan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xaaladda qof aan cilmi barani ku suganyahay. ld aqoonli'i..