aqoonta ummulinta

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Qayb ka mid ah cilmi takhtareedka oo ku saabsan xanaaneynta dumarka inta ay uurka leeyihiin, marka ay dhalayaan iyo lix toddobaad oo ku xigta xilliga dhalmada marka xubnaha taranku ay dhibaato baxayaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur