aqyaaree

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)

Macnaha:

  1. ld ikhyaaree.

ikhyaaree

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)

Macnaha:

  1. Arrin, xaajo iwm ka odayeyn ld aqyaaree.