arag-qumin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Awoodda ishu ay ku qumiso dhererka kulmiska bikaacadeeda, ayna u tusto hummaagyo bayaan ah ee walxo yaala fogaanno kala duwan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur