arahdoonasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg arahdoono. ld arahdoonad.

arahdoono

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ntay, -natay)

Macnaha:

  1. Dad miro, xabag, caws, iwm. raadsasho.

arahdoonad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld arahdoonasho.