ararasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg araro. ld ararad.

araro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. 1. Hadal ama qoraal gogoldhig u samaysasho. 2. Ka sii a.: wax in ay dhacayaan la filayo ka afeefsasho. 3. Xoola la waraabiyey inta aanay rakaadan daaq tegid.

ararad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ararasho.