arbucuunan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-anaa, -anayd)

Macnaha:

  1. Wax arbucuun loo akhriyey ahaansho (xoolo lumay).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur