arbushmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg arbushan¹.

arbushan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-shmay, -shantay; -shmi)

Macnaha:

  1. Wax la arbushay noqosho.
  2. Wax la arbushay ahaansho.