ardaadhigQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld ardaaggal¹.ld ardaaggal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ardaaggalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Marti u noqoshada reer gabar laga doonayo. 2. A. ah: nin reer uu gabar ka doonayo darteed marti ugu ah. ld ardaadhig¹.U a.: nin reer uu gabar ka doonaayo darteed marti ugu noqosho. ld ardaadhig².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0