argaggixisannimo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Isticmaalid rabash, dil, afduub iyo dhac si loo gaaro ujeeddo siyaasadeed ama si loogu qasbo dawlad in xukunkeedu wax ka beddesho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

