arjibilaago

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. (juqr.) Koox jasiirado ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur