arloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Dhul ballaaran. 2. Dal; waddan. ld arlaa'i, arli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:Dhul soohdin loo yaqaan leh oo la degganyahay; waddan.Harag rogob ka gurid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
waddanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno/-ammo, m.dh)Macnaha:Dhul leh xuduud, xukun iwm oo u gaar ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
arlaa'iQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld arlo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
arliQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld arlo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0