aroore-holac
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-cyo, m.dh)
Macnaha:
- (daawo) Halaamacoodka xididdada dhiigga ku cesha (aroore), sida badan waxaa lagu arkaa lugaha wuxuuna ku dhacaa aroore ballaartay oo laalaaban (varicose veins). Arooruhu xanuun badan ayuu yeelanaya waana adkaanaya maqaarka korkiisa ahna waa kululaanayaa waana casaanayaa. Xinjir xirikareysa xididdada ayaa inta badan sameysmata.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

