aroore-qaade

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (daaw.)Aroore kasta oo dhiig ka soo qaada tintaafyo dhiig oo wada shaqeeya oo toos ugu soo gudbiya tintaafyo kale oo wada shaqeeya una yaalla qayb kale oo jidhka ka mid ah, isaga oo aan ku celinayn wadnaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur