aroorhoraad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ddo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld arooryohoraad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

arooryohoraad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ddo, m.dh)

Macnaha:

  1. Marka oogga waaberi dilaaco. ld aroorhoraad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur