aroosad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Haweenay ku jirta toddobaadkii ugu horreeyey aqalgalkeeda. ld caruusad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caruusad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld aroosad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur