arraajo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Areebo; basari.

areebo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Naag karti xun oo aan nadiifin karin jirkeeda, gurigeeda iwm; basari; baali; arraajo.

basari

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Baali; areebo; arraajo.
  2. Qof si tab iyo xeelad leh u qancin.