arradbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Helidda dhar arrad looga baxo. 2. ld arradbixid. Dhar arradka looga baxo.
  2. Dhar arradka looga baxo helid.

arradbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg arradbax². ld arradbax¹ (2).