arratirnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg arratiran. ld arrad-tirnaan, arrad-tirnaansho, arratirnaan-sho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

arratiran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Wax la arratiray ahaansho (qof). ld arrad-tiran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

arrad-tirnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld arratirnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

arrad-tirnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld arratirnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur