arrimin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg arrimi. ld arrimis.

arrimi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Ka a.: arrin, talo ka dhiibid. 2. U. a.: cid u talin.

arrimis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld arrimin.