Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg arrinso. ld arrinsad, arrinsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-saday, -satay)
Macnaha:
Ka a.: arrin, xal u raadsasho; arrin ka talabixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur