arrun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Fariisisinta neef geel ah oo taagan la fariisiyo. ld arrumid.
  2. Neef geel ah oo taagan fariisin.

arrumid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg arrun².