aruundi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed nagaar leh qodax, caleen yaryar iyo miro casuura ah oo anqaasta laga samaysto.