aruurin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aruuri. ld aruuris, ururi, uruuri.
  2. Maanso, shekooyin dhaqan, taariikh nololeed iwm oo dad kala duwan laga soo xigtay oo meel ku wada qoran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aruuri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax kala firirsan meel isugu geyn. 2. Ku a.: wax, wax kale ee ugu geli karo ku libdhin. ld ururi, uruuri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aruuris

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld aruurin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ururi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax meel isugu keenid. 2. U u.: kaalmo cid la siinayo dad kala duwan uga qaadid. ld aruuri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

uruuri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld aruuri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur