aruursasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aruurso. ld urursasho, uruursasho.

aruurso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax kala firisan meel isugu geysasho. 2. Wax meel yaal wada qaadasho. ld ururso, uruurso.

urursasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ururso. ld aruursasho.

uruursasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld aruursasho.