arwaaxid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg arwaax³.

arwaax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Farax.
  2. Ruux.
  3. Farax dareemid.

Lamidka: Farax