asaabboonaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg asaabboon. ld asaabboonaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

asaabboon

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax aan dembi ama xumaan samayn ahaansho (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

asaabboonaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld asaabboonaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur