asaagso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Qof, qof kale oo ka heer sarreeya wax la darajo ah iska dhigid.