asaasmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg asaasan¹. ld aasaasmid.

asaasan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

Macnaha:

  1. Wax asaasan noqosho. Tus. “Dhismihii dugsiga cusub weli ma asaasmin”. ld aasaasan¹.
  2. Wax la asaasay ahaansho. ld aasaasan².

aasaasmid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld asaasmid.