asaaysaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg asaaysaar².

asaaysaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Afo ninkeedii dhintay oo asaay loo saaro.
  2. Afo ninkeedu dhintay asaay u saarid.