asaddah

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax kala-garanwaa uu kibir keeno. 2. ld asaddihid.
  2. Kibir awgii wax la kala-garanwaayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

asaddihid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg asaddah². ld asaddah¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur