asaruuridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg asaruur². ld asaruur¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
asaruurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld asaruurid.Ceel, god iwm ciid ku xabaalid; aasid; duugid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0