asaruurmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg asaruuran¹.

asaruuran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. Ceel, god iwm wax la xabaalmid.
  2. Ceel, god iwm wax la xabaalay ahaansho.