asbaab

Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural

Macnaha:

  1. eeg sabab¹.

sabab

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-bo/asbaab, m.dh)

Macnaha:

  1. Wax dhacay waxa keenay.
  2. Wax dhaciddooda mas'uul ka noqosho.