asha-shidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ash-ash².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ash-ashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Yaqyaqsi.Ka a.: wax dhadhankooda, urtooda ama muuqaalkooda ka yaqyaqsasho.Lamidka: YaqyaqsiSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0