ashtako

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Eedsheegad af ama qoraal ah oo qof ku ooga cid, geeyana maxkamad ama cid kale oo wax ka qaban karto arrintaas; dacwo. ld ashkato, astako.

dacwo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dacwad.

ashkato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ashtako.

astako

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld ashkato.