asiidh-bu'eed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-dyo ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Silsilad weyn oo dheer oo molikiyuul ah, kana kooban silsilado nukliyootaydho ah, waxa laga helaa noolaha oo dhan. Taas oo qaadda wararka hiddo sidaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur