asiidh-dufaneed
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dyo ..., m.dh)
Macnaha:
- (baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka kooban silsilad haydarookaarboon iyo dhammaad ah koox kaarboogsayl.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

