asiidh-ooman
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dyo ..., m.dh)
Macnaha:
- (kiim.) Iskudhisyada la falgala biyaha soona saara asiidh. Tusaale ahaan, karboon laba ogsaydh waxa uu lafalgalaa biyaha waxaana samaysma kaarboonig asiidh: CO2(g) + H2O(aq) = H2CO3(aq).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

