asiili

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld asali. 2. Dugsiga caruurta yaryar aadaabta iyo farta lagu baro inta aanay waxbarashada rasmiga ah bilaabin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

asali

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Wax, wixii hore ka jooga oo aan la dhalan rogin. ld asiili (1), asli (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur